Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Daawo Sawirro: Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyay Eng. Yariisow
    Somalia

    Daawo Sawirro: Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyay Eng. Yariisow

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 4, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa Maanta Aas Qaran Magalada Muqdisho loogu sameeyay Guddoomiyihii Gobolkan Banaadir ahaana Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo dalka Qatar ugu geeriyooday dhaawac culus oo kasoo gaaray qarixii ka dhex dhacay Xarunta Gobolka Banaadir.

    Saakay Waaberigii hore ayaa diyaarad siday waxa ay kasoo degtay Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada muqdisho, iyada oo salaadii janaasada lagula dukaday Barxad ku taalla Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho.

    Khabuuraha Xarunta Dugsiga Tababarka Booliska ee Janeraal Kaahiya Ex-Iskuul bulusiya ee Magalada Muqdisho ayaa lagu aasay,waxana ka qeyb galay Madaxweyne Farmaajo, Raโ€™iisul wasaare Kheyre, guddoomiye Mursal, Xubno ka tirsan labada Gole ee dowladda iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed.

    Dhamaan dadkii ka qeyb galay Aaska Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay goobta ka sheegeen in wax badan uu ka qabtay Gobolkan Banaadir,isla markaana uu ahaa Shaqsi dalka u yimid inay dowladnimo hirgasho.

    Dowladda Soomaaliya ayaan weli soo bandhigin nooca uu ahaa iyo cida geysatay qaraxii ka dhex dhacay Xarunta Gobolka Banaadir,waxaana Shacabka Soomaaliyeed ay sugayaan Goโ€™aanada kasoo baxa Hayโ€™adaha Amniga Soomaaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.