Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shir u dhexeeya Soomaalida iyo Oromada oo ka furmay Jigjiga (Sawirro)
    Somalia

    Shir u dhexeeya Soomaalida iyo Oromada oo ka furmay Jigjiga (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 4, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirwaynihii 1-aad ee wada tashiga iyo sii xoojinta iskaashiga deegaanada soomaalida iyo oromada ayaa Maanta ka furmay caasimadda dowlad deegaanka Soomaalida ee jigjiga gaar ahaan madasha shirarka kaali ee xarunta madaxtooyada DDS.

    Shirkaas ayaa waxaa ย qaybgalaya masuuliyiinta ugu saraysa labada dawlad deegaan oo ay ka mid yihin madaxwaynaha DDS ย Mustafe Muxumed Cumar, madaxwaynaha deegaanka oromada ย Shinmelis Abdisa, hogaaminta odayaal dhaqameedka labada deegaan oo ay ka mid yihiin odayaasha guurtida deegaanka soomalida iyo abaagadhayaasha deegaanka oromada, aqoon yahanka, waxgaradka labada deegaan iyo qaybaha kala duwan ee bulshada .

    Waxaana shirkaas si rasmi ah u furay Madaxwaynaha DDS Mustafe Muxumed Cumar, isaga oo ka warbixiyay ahmiyada uu shirkani leeyahay iyo xiriirka walaaltinimo ee qotoda dheer, kaas oo ย ka dhexeeya labada Shacab ee Soomaalida iyo Oromada.

    Dhankiisa Madaxwaynaha deegaanka Oromiya Shimelisa Abdisa ayaa ka hadlay furidaan shirwaynaha wada tashiga labada deegaan, isaga oo dhankoosa sheegay inay soo dhaweeynayaan isku soo dhawaanshaha labada Shacab.

    Shirkaan oo socon doona mudo laba Cisho ah ayaa looga gol leeyahay in xal buuxa looga gaaro colaada soo laab laabatay ee u dhaxeysay Soomaalida iyo Oromada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.