Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mareykanka oo war kasoo saaray kulan dhex-maray Kheyre iyo Taliyaha cusub ee AFRICOM (Akhriso)
    Somalia

    Mareykanka oo war kasoo saaray kulan dhex-maray Kheyre iyo Taliyaha cusub ee AFRICOM (Akhriso)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 8, 2019No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliyaha cusub ee Ciidanka Mareykanka ee Afrika ee lasoo gaabiyo AFRICOM Jeneraal Stephen Townsend, ayaa shalay soo gaaray Magaalada Muqdidsho, isaga oo kulan la qaatay Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Amb, Donald Yamamota & Saraakiil sar sare oo ka tirsan Ciidanka Millateriga Soomaaliya.

    War-Saxaafadeed Africom kasoo baxay oo looga hadlayay booqasahda taliyaha Cusub ayaa lagu sheegay in booqashada Jeneraal Stephen Townsend ay tahay fursad lagu qiimeynaayo sida ay tahay  xaalada Soomaaliya, iyada oo la xoojinayo sida Africom uga goโ€™an tahay danta Amniga ee dalalka Gobolka.

    โ€œWaa ay iga goโ€™an tahay inaan wadashaqeyno,isla markaana aan iskaashigeena xoojino,Soomaaliya iyo xulufada kale,waxaan culeys joogto ah saari doonaa Ururada xagjirka ah,waxaana culeyska uu abuurayaa horumarka siyaasadeed iyo kan dhaqaale ayuu jiri Jeneraal Stephen Townsend.

    Sidoo kale, War-Saxafadeedka ayaa lagu sheegay in dadaalada Mareykanka ee Soomaaliya ay ku tacaluqaan tallaabo diblumaasiyadeed oo ah dhinaca horumarka iyo Gaashaandhigga iyo sida uu Mareykanka Soomaaliya uga caawinayo dhinac walba.

    Ugu dambeyn ayaa War-Saxaafadeedka waxaa lagu sheegay in Al-Shabaab aysan laheyn awood ay ku weerari karaan mareykanka,laakin hadii ay fursad u helaan ay weerari lahaayeen,waxaana inta badan War-Saxaafadeedka looga hadlay arrimo badan oo ku saabsan Sahqooyinka horyaalla Taliyaha cusub ee Ciidanka Mareykanka ee Afrika.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.