Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Waxaa socota doorashada guddoonka Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Jubbaland waxaana ku tartamaya mudaanayaasha kala ah Sheekh Cabdi Maxamed iyo Xuseen Shiinow Cali.