Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Madaxweyne Deni oo ku baaqay in Wada-hadalada DFS iyo Somaliland lagu qabto Garoowe
    Somalia

    VIDEO: Madaxweyne Deni oo ku baaqay in Wada-hadalada DFS iyo Somaliland lagu qabto Garoowe

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 25, 2019Updated:August 25, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxawaynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullahi Deni, ayaa ku baaqay in maqaamka Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya looga hadlo Garowe, Puntland-na ay fidin doonto gogosha looga hadlayo arintaas.

    Sido kale, Madaxweyne Deni ayaa Codsaday in wada-hadallada u dhaxeeya Maamulka Somaliland iyo Dowladda Fedraalka ah ee Soomaaliya lagu qabto Magaalada Garoowe.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa sheegay in Doodaha la xariira Maqaamka Muqdisho iyo wada-hadallada u dhaxeeya Maamulka Somaliland iyo Dowladda Fedraalka ah ee Soomaaliya, ay yihiin labo arrimood uu caqabad ku noqday Dhameystirka Dastuurka KMG ah ee Dalka, ayna ka goโ€™an tahay Puntland inay marti-geliso Shirar looga doodayo arrimahaas.

    https://www.youtube.com/watch?v=psRi8oI3BgM&feature=youtu.be

    Maxawaynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullahi Deni, ayaa hadalkan ka sheegay xilli uu maanta furay  shirka labaad ee Doodadaha Xagaaga, kaasoo sanadkii labaad lagu qabtay magaaladda Garoowe.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.