Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Agaasimihii Madaxtooyadda Hirshabelle oo isku dhiibay Al-Shabaab
    Somalia

    Agaasimihii Madaxtooyadda Hirshabelle oo isku dhiibay Al-Shabaab

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay muuqaalka iyo codka mid ka mid ah Agaasimayaashii hore ee Madaxtooyada Hirshabelle oo isu soo dhiibay.

    Xasan Cumar Axmed โ€œXasan Mahdiโ€ oo dhowr bilood ka hor laga qaaday xilka agaasimaha madaxtooyada Hirshabelle ayaa lagu soo bandhigay warbaahinta taageerta Al-Shabaab, waxaana ay xustay in Mr. Mahdi uu ku sugan yahay xarunta walaayada Gobalka Hiiraan oo ah Buqda Caqable.

    Xasan Mahdi ayaa sheegay in muddo saddex bilood ahaa agaasimaha madaxtooyada Hirshabelle haatana isaga baxay siyaasadda.

    Ma jiro illaa hadda wax war ah oo ka soo baxay Maamulka Hirshabelle oo ku saabsan Agaasimahii hore ee Hirshabelle Xasan Mahdi oo isu dhiibay Al-Shabaab.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.