Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shirka Dib-u-heshiisiinta beelaha Galmudug oo ka furmaya Dhuusa-mareeb
    Somalia

    Shirka Dib-u-heshiisiinta beelaha Galmudug oo ka furmaya Dhuusa-mareeb

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 4, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirka dib u heshiisiinta beelaha dega deegaannada Galmudug, ayaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Maamulka Galmudug.

    Shirkan oo looga hadli doono ,sidii loo dhisi lahaa Galmudug loo dhan yahay, doorka ay dowladda Federaalka ku yeelaneyso dhismahaas iyo qodobo kale, ayaa la filayaa inuu furro Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

    Ergo ka socota qaar kamid ah beelaha dega degaanada Maamulka Galmudug, ayaa ku sugan Magaalada Dhuusamareeb, si uga qeyb noqdaan Dhismaha Galmudug-ta cusub ee ay waddo Xukuumadda Federaalka.

    Shirkan dib u heshiisiinta Beelaha Galmudug ayaa dhowr mar dib u dhac uu ku yimid kaddib markii ay diideen beelaha qaarkood inay soo diraan Ergadooda.

    Ammaanka Magalada Dhuusamareb ayaa aad loo adkeeyay,waxaana Magaaladaas ku sugan Ciidamada Dowladda oo isugu jira, Millateri, Boolis iyo Nabadsugid, sidoo kale waxaa ku sugan Ciidamo ka tirsan AMISOM oo ka kala socda dalalka Jabuuti iyo Itoiobiya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.