Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka K/Africa oo xabsi u taxaabay Dad ajaanib ah (Sawirro)
    Somalia

    Ciidanka K/Africa oo xabsi u taxaabay Dad ajaanib ah (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 10, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Booliska dalka Koonfur Afrika ayaa howlgal ay ka sameeyeen saacadihii la soo dhaafay Bartamaha magalada Johannesburg waxaa ay ku qab qabteen dad la sheegay in si Sharci darro ah ku joogeen dalkaas.

    Dadka la xiray  oo ah Ajaanib ayaa ilaa iyo hadda la sheegay inay gaarayaan 29 ruux,kuwaas oo boolisku sheegeen inay heysan warqada u ugolaaneysa inay dalkaasi ku noolaadaan,isla markaana baaritaano kale oo dheeri ah lagu sameyn doono.

    Sarkaal u hadlay booliska Koonfur Afrika ayaa sheegay in dadla la xiray dhamaantood ee Sharci laโ€™aanta ah qof waliba dalkii uu ka yimid dib loogu celin doono,sidoo kalena ay sii wadi wadi doonaan howlgallada ka dhan ah dadka Sharci darrada ku jooga dalka Koonfur Afrika.

    Magaalooyin ka mid ah dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa dhawaan ka dhacay rabshado iyo boob loo geystay Hantida dadka Ajaanibta ah oo Soomaalida ay ku jiraan,waxaana taasi ay sababtay inay baqdin badan muujiyaan dadka Ajaanibta ah ee ku Ganacsada dalka Koonfur Afrika.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.