Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Somaliland oo laashay Heshiiskii Saldhiga Milateri ee Imaaraadku ka dhisan lahaa Berbera
    Somalia

    Somaliland oo laashay Heshiiskii Saldhiga Milateri ee Imaaraadku ka dhisan lahaa Berbera

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 14, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku dhawaaqay inay joojiyaan Saldhiggii Imaaraadka Carabta ka dhisanayeen garoonka diyaaradaha Berbera, isagoo xusay inuu noqon doono mid rayid ah oo wixii hadda ka dambeeya uu noqon doono garoon weyn.

    Madaxweyne Biixi ayaa sheegay in qorshahaan uu yimid wadatashi dheer ka dib, islamarkaana Somaliland ay ka baxday heshiiskii Dowladda Imaaraadka Carabta ee Saldhigga Berbera.

    Madaxweynaha oo ku sugan Berbera waxaa sheegay in Garoonku ahaan doono mid shacab oo weliba noqon doono kuwa ugu waa weyn Afrika.

    โ€œGaroonkii Berbera ee in badan laga murmaayey ee Imaaraadku dhisayeen ee la-lahaa waa ciidan iyo ciidankani muxuu yahay, Ciidankii waan ka wareejiyey oo waa Shibil Maantaโ€ ayuu yiri Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

    Ugu dambeyntii, Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in garoonka laga dhisi doono mid ka mid ah Garoomadda ugu weyn Adduunka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.