Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay Ujeedada Socdaalka Taliyaha Sirdoonka Angola ee Muqdisho ?
    Somalia

    Maxay tahay Ujeedada Socdaalka Taliyaha Sirdoonka Angola ee Muqdisho ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliyaha Ciidanka Nabad suggid iyo Sirdoonka dalka Angola ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho, waxaana uu la kulmay taliyaha Ciidanka NISA.

    Taliyaha ayaa waxaa Garoonka Muqdisho kusoo dhaweeyay Taliyaha NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

    Bogga Twiterka NISA ayaa lagu shaaciyay in labadda taliyaha ay ka wada hadleen Sidii loo xoojin lahaa Wada shaqeynta iyo sidoo kale sidii dowladda Angola ay Soomaaliya uga faaideysan laheyd la dagaalanka Argagixisadda.

    NISA@HSNQ_NISA

    Taliyaha Siradoonka wadanka Angola Gen. Josรฉ Luรญs Caetano Higino de Sousa, oo booqasho rasmi ah kuyimid magaalada Muqdisho ayaa lakulmay Agaasimaha NISA Fahad Yasin, waxayna ka wadahadleen sidii ay uga faaโ€™ideysan lahaayeen khibradda NISA ay u leedahay ladagaalanka argagaxisada.616:49 PM – Sep 17, 2019Twitter Ads info and privacy29 people are talking about this

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.