Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jubbaland oo sheegtay in Dowladda Federaalka duulaan ku tahay Kismaayo (Akhriso)
    Somalia

    Jubbaland oo sheegtay in Dowladda Federaalka duulaan ku tahay Kismaayo (Akhriso)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyadda dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa looga hadlay Arrimo ay ka mid yihiin Amniga,Siyaasada,Abaaraha iyo baaq ku socda Beesha Caalamka.

    War-saxaafadeedka oo ku taariikheysan 18/9/2019 ayaa waxaa marka hore looga hadlay dilalkii ugu dambeeyay oo qaarkood ay sheegteen Al-Shabaab,isla markaana ka dhacay degmada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo iyo howlgalladii ugu dambeeyay ee laga sameeyay deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.

    Sidoo kale War-Saxaafadeedka ayaa looga hadlay doorashadii ka qabsoontay Magalada Kismaayo 22/8/2019, iyada oo la sheegay in doorashadaas ay u dhacday si xor iyo xalaal ah,isla markaana cidkasta oo tabasho qabto ay soo dhaweeyaan.,waxaa sidoo kale lagu soo hadal qaaday Goโ€™aankii xayiraada ahaa ee la saaray Garoonka Kismaayo iyo dhibaatooyinkii ka dhashay.

    Ugu dambeyn War-Saxaafadeedka ayaa waxaa lagu soo geba-gabeeyay in xilligaan abaar daran ay ka jirto deegaannada Jubbaland loona baahan yahay in dadka loo gurmado,waxaa sidoo kale baaq ka kooban Saddex qodob loo diray Xubnaha Beesha Caalamka ee daneeya Arrimaha Soomaaliya, iyada oo dowladda Federaalka lagu eedeeyay inay dagaalo ka abaabuleyso Magalada Kismaayo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.