Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Burcad-badeedda Soomaalida oo sii deysay Maxbuus u dhashay Iran
    Somalia

    Burcad-badeedda Soomaalida oo sii deysay Maxbuus u dhashay Iran

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 22, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Burcad-badeedda Soomaalida ayaa sii daayay badmaaxe u dhashay dalka Iran, kaasoo muddo ka badan afar sano lagu haystay xeebaha Puntland.

    Mohammad Sharif Panahandeh oo xaaladiisa caafimaad laga deyrinayay, ayaa loo sii daayay sababo biniโ€™aadannimo awgeed, ayaa lagu yidhi, war kasoo baxay kooxda Iskaashiga Taageerada La-haystayaasha (HSP).

    Kooxdaan ayaa wada xaajood toos ah la sameysay Burcad-badeedda . balse lama sheegin in wax madax furasho ah laga qaatay sii dayntiisa.

    Sii daynta Mr Sharif waxay la macno tahay in gacanta burcad-badeedda ay ku hartay 3 layste oo kale oo u dhashay Iran, kuwaas oo la afduubtay sanadkii 2015, bishii March.

    Tobankii sano ee la soo dhaafay, kumanaan shaqaale ah ayaa laga afduubay xeebaha Soomaaliya waxaana lagusii daayay madax furasho.

    Iiraan ayaa u mahad celisay kooxda taageerta la haystayaasha ee HSP, Qaramada midoobay, dowladda Puntland iyo dowladda Ethiopia, kuwaas oo gacanta ka geystay sii daynta badmaaxahan u dhashay dalkeeda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.