Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Masuuliyiin katirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo gaaray Boosaaso (Sawirro)
    Somalia

    Masuuliyiin katirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo gaaray Boosaaso (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Maxamed Cali Nuur Juba iyo Wafti uu hoggaaminayo oo ka kooban Agaasimayaal iyo saraakiil kale oo Wasaaradda Ka tirsan ayaa waxay Safar shaqo ku yimaadeen Magaalada Bosaso.

    Masuuliyiinta ayaa waxay Shir kula yeesheen Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland ee Magaalada boosaaso Shaqaalaha iyo Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda ee xafiiska ku sugnaa, iyagoona warbixin ka dhegeystay Shaqaalahร  Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xafiiska Bosaso.

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Xafiiskeeda Bosaso ayaa waxaa ka socda Shaqooyin badan ay ka fulinayso Wasaaraddu .

    Waftiga uu Hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa Maalamaha soo socda waxay arrima shaqo u joogayaan Magaalada Boosaaso.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.