Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynayaashii Hore ee Soomaaliya oo ku kulmay Muqdisho
    Somalia

    Madaxweynayaashii Hore ee Soomaaliya oo ku kulmay Muqdisho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hoygiisa  ku booqdeen Madaxweynihi hore ee dalka Cali Mahdi Maxamed.

    Kulanka Madaxweyneyaasha ayaa waxaa looga hadlay Xaaladda Guud ee xilligan uu ย dalka marayo iyo xayiraadii la saaray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, kaasi oo ku wajahnaa Magaalada Kismaayo, si uu kaga qeyb galo caleema saarka Madaxeynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaamka (Axmed Madoobe).

    Wararka qaar ayaa sheegaya in kulanka sidoo kale ay goobjoog ka ahaayeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana xusid mudan in Saddexdan Madaxweyne ay kasoo jeedaan Muqdisho.

    Magaalada Muqdisho ayaa mudooyinkii dambe waxaa ka soconayay kulamo looga hadlayo xaalada gud ee dalka iyo xayiraadii lagu sameeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.