Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Al-Shabaab oo soo bandhigtay Ergadii dooratay Xil. Jawaari (Sawirro)
    Somalia

    Al-Shabaab oo soo bandhigtay Ergadii dooratay Xil. Jawaari (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kooxda Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay qaar kamid ah Ergo ay sheegeen inay soo doorteen Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

    Al-Shabaab ayaa sheegtay in Ergada oo gaareysa 76 ruux ay ku jiraan qaar kamid ah kuwii soo doortay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

    Goobta lagu soo bandhigaayay Ergada ayaa waxaa ku sugnaa Guddoomiyeyaasha Al-shabaab ee Gobalada Baay iyo Bakool, kuwaasi oo lagu kala magacaabo Sheekh Cabdulaahi Macalin Geeddow, Sheekh Cali Katiin iyo xubno kale.

    Dhawaan ayay ahayd markii Al-shabaab Degmada Buโ€™aalle ee Gobolka Dhexe ay kusoo bandhigtay 51 ergo oo ay sheegeen inay soo doorteen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya,iyadoo ay xusid mudan tahay in maalmihii la soo dhaafay ayy soo bandhigayeen Shabaab Odayaal qeyb ka ahaa soo xulista Baarlamaanka Soomaaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.