Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray dalka Germany, Waxaana soo dhoweyn u sameeyay Madaxweyne ku xigeenka iyo wafdigiisa Jaaliyadda Puntland ee ku nool dalkaasi Germany.