Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladda Jarmalka oo $73 milyan ugu deeqday Soomaaliya
    Somalia

    Dowladda Jarmalka oo $73 milyan ugu deeqday Soomaaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 8, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Jarmalka ayaa ku dhawaaqday in gargaar dhaqaale oo gaarayso $73 milyan oo doolar ay ugu deeqayso Soomaaliya taas oo sara u sii qaadayso xiriirka wanaagsan ee ka dhaxeeyo dalalka Jarmalka iyo Soomaaliya.

    Safiirka Jarmalka Annett Gunther ayaa lacagtani ku dhawaaqay xilli uu ka qayb galayay xaflad lagu maamuusayay midowgii labada Jarmal oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, taas oo uu ka qayb galay Raโ€™iisul Wasaare Xassan Cali Kheyre.

    โ€œTani waa wadada uu Jarmalku ku taageerayo Soomaaliya, Jarmalka sara ayuu usii qaadi doonaa taageeradiisa horumarineed iyadoona lacagtani ay Soomaaliya wax badan ka caawin doonto labada sano ee soo aadanโ€ ayuu hadalkiisa sii raaciyay safiirka.

    Dowladda Soomaaliya ayaa dhankeeda soo dhaweesay lacagtan ay ugu deeqday dowladda Jarmalka, iyadoona sheegtay in ay ka taageeri doonto dhinacyo badan.

    Dowladda Jarmalka ayaa kamid ah dowladaha katirsan Midowga Yurub ee Soomaaliya ka taageero dhanka amniga iyo horumarka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.