Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Haggaanka Ahlu-sunna oo kulan ku leh Dhuusa-mareeb
    Somalia

    Haggaanka Ahlu-sunna oo kulan ku leh Dhuusa-mareeb

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 9, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hoggaanka Ururka Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee ku biiray Galmudug, ayaa kulan deg deg ah haatan uga socda xarunta Inji ee Magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo xafiis u ah Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir.

    Kulanka oo Albaabada u xiran yihiin ayaa wararka aan heleyno sheegayaan in looga hadlayo Guddiga Farsamada Dhismaha Galmudug ee ay magacowday Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay saluugsan yihiin.

    Wararka ayaa intaas ku daraya in Hoggaanka Ahlu-sunna ay Goโ€™aano kasoo saari doonaan guddiga farsamada ee dhismaha maamulka Galmudug oo la sheegay inaysan Xubno ku laheyn.

    Sheekh Ca/risaaq Maxamed Ashalcari, oo kamid ah Hoggaanka Sar sare ee Ahlu-sunna ayaa Dowladda Federaalka ugu baaqay inay  wax ka bartaan dhacdooyinkii  Xumaa ee Galmudug ka dhacay sanadkii 2015-kii ee dowladii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kadib qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook.

    Lama oga goโ€™aanka ay qaadan doonaan Hoggaanka Ahlu-sunna oo horay dhowr mar heshiis ula galay Dowladda Federaalka ee hadda jirta iyo kuwii ka horeeyey oo aan dhaqan gelin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.