Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka Jubbaland oo dagaal kula wareegay Degaanka Jadacley
    Somalia

    Ciidanka Jubbaland oo dagaal kula wareegay Degaanka Jadacley

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 23, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaal u dhaxeeyay Al-Shabaab iyo Ciidanka Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa saaka ka dhacay deegaan lagu magacaabo Jedacaley oo hoos taga degmada Badhaadhe oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.

    Dagaalka oo socday muddo kooban ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhashay khasaare soo kala gaaray labada dhinac, wallow aan la xaqiijin inta uu dhanyahay hadana qof ku sugnaa deegaankaas ayaa sheegay in uu arkay xoolo ay xabado ku dhaceen, kuwaas oo u badan Lo’.

    Deeganka Jadacley oo qiyaastii 19-KM u jira degtmada Badhaadhe ayaa waxaa kolkii hore maamulayay Kooxda Al-Shabaab, waxaana la wareegay oo hadda gacanta ku haya Ciidanka Jubbaland oo iyagu saakay weeraray.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.