Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka Iyo Dimuquradiyeynta Dowlada Puntland, ayaa soo saarTay Liiska Golaha Degaanka cusub Degmada Buuhoodle ee Gobalka Cayn, kaas oo ka kooban 25 xubnood.