Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxkamad ku taalo dalka Bangladesh oo xukun dil ah ku riday in kabadan 10 ruux.
    Somalia

    Maxkamad ku taalo dalka Bangladesh oo xukun dil ah ku riday in kabadan 10 ruux.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamad ku taalo dalka Bangladesh ayaa xukun dil ah ku riday illaa iyo 16 ruux oo loo haysto dil iyo kufsi loo gaystay gabar arday ahayd.

    Nusrat Jahan Rafi, oo 19, sano jir ahayd ayaa bishii April dab laqabadsiiyay ugu geeriyootay xaafadda Feni oo 160km u jirto caasimadda dalkaasi ee Dhaka.

    Dhimashada gabadhan ayaa timid kadib markii qaar kamid ah macalimiinteedii ay ku eedeesay in ay kufsadeen iyadoona dabka laqabad siiyay oo gobay badi jirkeeda uu keenay in dhawr maalin ay u geeriyooto.

    Dilka loo gaystay Nusrat ayaa buuq xoogan ka dhax abuuray gudaha dalka Bangladesh iyadoona tan iyo waqtigaasi ay dalkaasi ka dhacayeen dibad baxyo xoogan.

    Dadka loo haysto dilka iyo kufsiga Nusrat xukunkana lagu riday ayaa waxaa kamid ah sadax macalin oo uu ku jiro maamulaheedee.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.