Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka AMISOM oo dad Shacab ah ku dilay Sh/dhexe.
    Somalia

    Ciidanka AMISOM oo dad Shacab ah ku dilay Sh/dhexe.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada AMISOM ayaa Labo Ruux oo beeralay ah ku dishay, labo kalena ku dhaawacay degaanka Buurane oo ka tirsan degmada Mahaday ee Gobalka Shabellaha Dhexe.

    Ciidamo AMISOM ah ayaa howlgal miino baaris ah waxa ay ka wadeen wadada laamiga ah ee deegaanka Buurane dhex marta.

    โ€œHal miino ayay qarxiyeen balse miino kale ayaa ku qaraxday mid ka mid ah gaadiidka ciidamada AMISOM,waxayna ciidamadu gudaha u galeen guryo ay degenaayeen dad beeralay ah waxayna dileen labo ruux oo beeralay ah sidoo kalana waxa ay dhaawaceen labo kale,โ€ayuu yiri mid kamid ah dadka degen deegaanka Buurane.

    Lama oga qasaaraha ka soo gaaray ciidamada AMISOM qaraxa lala eegtay.

    Wararka waxa kale oo ay sheegayaan in ciidamada AMISOM ay diideen in dadka dhaawaca ah loo qaado isbitaal si loo daweeyo.

    Ciidamada AMISOM ee ku sugan deegaanka Buurane ayaa hore miinooyin dhulka lagu aasay ay kula qaraxday gaadiidka ay isticmaalaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.