Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kalafadhiga 46-aad ee Baarlamaanka Puntland oo Goor-dhow furmaya
    Somalia

    Kalafadhiga 46-aad ee Baarlamaanka Puntland oo Goor-dhow furmaya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 26, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kalafadhiga 46-aad ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa lagu wadaa inuu Goor-dhow ka furmo xarunta Baarlamaanka ee Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa furay Kalafadhiga, sida uu qabo Dastuurka Dowladda Puntland, isagoona ka jeedin doona Khudbad ku aadan Waxqabadkii Xukuumaddiisa iyo Caqabadaha horyaalla.

    Inta badan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland oo muddooyinkii ugu dambeeyay safari ku marayay Degaanada ay kasoo jeedaan iyo kuwa kale ee Guddiyada ay katirsan yihiin kormeerayeen, ayaa ku sugan Garoowe.

    Xiisado Siyaasadeed ayaa hareeyay furashada Kalafadhigan 46-aad ee Baarlamaanka Puntland, iyadoona ay jiraan Mooshino is-daba yaacaya oo laga waddo xubno kamid ah Xukuumadda Madaxweyne Deni iyo Hay’adaha kale ee Dowladda.

    Wixii kasoo kordha Kala soco Idil News

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.