Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Madaxweyne Deni oo si kulul uga jawaabay Su’aal uu weydiiyay Xildhibaan
    Somalia

    VIDEO: Madaxweyne Deni oo si kulul uga jawaabay Su’aal uu weydiiyay Xildhibaan

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 26, 2019Updated:October 26, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa si adag uga jawaabay Su’aal uu weydiiyay mid kamid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland, taas oo aheyd inuu ku fashilmay Hoggaanka Dalka, iyo inay baneeyaan Madaxtooyadda isaga iyo ku-xigeenkiisa.

    Madaxweynaha Puntland oo saaka furay Kalafadhiga 46-aad ee Golaha Wakiilada Puntland ayaa si adag uga hadlay Su’aashaas, isagoona sheegay inay jiraan Xildhibaano doonaya inay cabsiiyaan Madaxweynaha iyo Xukuumaddiisa.

    Xildhibaan Cawil Daad oo ahaa Xildhibaanka weydiiyay Madaxweyne Deni Su’aasha ka careysiisay, ayaa yiri “Madaxweyne xilka waxaad heysay muddo sagaal bilood ah, waxaad moodaa in Xukuumadaadu ay u dhaqmayso mudadii ugu dambeysay ee xil-heynteeda, waxaa shaki ku aadan jiritaankoodu galay Shacabka Puntland, waxaa soo laab-laabtay khilaafka adiga iyo Madaxweyne ku-xigeenkaaga, ma haboon tahay inaad xafiiska baneysaan adiga iyo Xukuumadaadu, inta Baarlamaanku ka jawaabin dareenka Shacabka ?

    https://www.facebook.com/Yu.abdi.shire/videos/2428964400550229/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.