Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baarlamaanka Jubbaland oo ansixiyay Madaxweyne ku-xigeenada Jubbaland+VIDEO
    Somalia

    Baarlamaanka Jubbaland oo ansixiyay Madaxweyne ku-xigeenada Jubbaland+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 27, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Jubbaland oo maanta Kulan ku yeeshay Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee jubbaland ayaa ansixiyay Madaxweyne kuxigeenada 1-aad iyo 2-aad ee Jubbaland oo uu markale Magacaabey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.

    Xubnaha Baarlamaanka ayaa dood dheer kadib waxaa ay ansixiyeen Magacaabida labada Madaxweyne kuxigeen ee Jubbaland, kuwaas oo kala ah Madaxweyne kuxigeenka 1aad Maxamuud Sayid Aadan iyo Madaxweyne kuxigeenka 2aad Cabduqaadir  Xaaji Maxamuud (lugadheere).

    Sidoo kale Madaxweyne kuxigeennada 1aad iyo 2aad ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu hor dhaariyey isla goobta,waxaana lagula dardaarmay inay Shaqooyinkooda sida caadiga ah u qabsadaan.

    22-kii Bishaan ayaa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam waxaa uu Magacaabey labadiisa kuxigeen,kuwaas oo xilkaasi haayay Afartii sano ee la soo dhaafay

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.