Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa looga hadlayaa kulanka Baarlamaanka Puntland ee maanta ?
    Somalia

    Maxaa looga hadlayaa kulanka Baarlamaanka Puntland ee maanta ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa maanta yeelanaya Kulankoodii Labaad ee Kalafadhiga 45-aad oo furmay maalinadii sabtida aheyd.

    Ajendaha maanta ee kulanka Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa ah ansixinta Ajendayaasha Golaha ee inta uu socdo Kalafadhiga 45-aad.

    Xildhibaanada Golaha ayaa kulankoodii shalay soo jeediyay Fikradahooda ku aadan Ajendayaasha muhiimka ah, waxaana ay soo bandhigeen in kulanka looga hadlo Qodobo ay kamid yihiin Shirkadda DP World ee gacanta ku heysa Dekedda Boosaaso iyo Khilaafka Siyaasadeed ee Dowladda Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Kalafadhiga 45-aad ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa socon doona 45 Maalmood, waxaana Dadka Odorasa Siyaasadda Puntland ay aaminsan yihiin inuu ka duwan yahay Kalafadhiyadii ka horeeyay, Shacabka ayaana isha ku haya Kulamada Baarlamaanka oo bilowgii horeba ku furmay Mowjado Adag oo Siyaasadeed.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.