Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Beledweyne: Masuuliyiin katirsan Maamulka Hirshabelle oo lagu la yahay Fatahaada Webiga Shabelle
    Somalia

    Beledweyne: Masuuliyiin katirsan Maamulka Hirshabelle oo lagu la yahay Fatahaada Webiga Shabelle

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in doon ay la gudoontay Masuuliyiin katirsan Maamulka Gobalka iyo kan Degmada Beledweyne, kaddib markii Fatahaad ka dhalatay biyaha Wabiga Shabeelle ay rogeen doonta.

    Mas’uuliyiinta Doonta la socday ayaa la sheegay in ay ka mid ahaayeen Duqa Degmada Beledweyne Safiyo Xasan Sheekh Cali Jimcaale, Guddoomiyihii hore ee Gobalka Hiiraan Cabdifitaax Xassan Afrax iyo dad kale.

    Wararka ayaa intaas ku darayaan in dadkii la socday Doonta dhamaantooda  lagu la’yahay biyaha Wabiga Shabeelle.

    Sidoo Kale, Goobjoogayaal ayaa sheegaya in Mas’uuliyiinta Doonta la socotay  in ay ku sii jeedeen dhinaca deegaanka Ceel Jeele ee loo barakacay, hasse ahaatee intii aysan gaarin la gadoontay Doontii ay la socdeen.

    Webiga Shabeelle ayaa fatahaad hor leh ka sameeyay qaar deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan.

    Wixii kasoo kordha kala soco Idil News

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.