Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu dambeeyay ee Duqeymo ka dhacay J/dhexe
    Somalia

    Wararkii ugu dambeeyay ee Duqeymo ka dhacay J/dhexe

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Duqeyn dhinaca cirka ah ayaa xalay ka dhacay deegaano ka tirsan Gobalka Jubbada Dhexe ,taas oo la sheegay in lala beegsaday Saldhigyo ay leeyihiin dagaalamayaasha Kooxda ย Al-Shabaab.

    Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland ayaa sheegay in duqeyntan oo ย kaย  dhacday Degmada Saakow, lagu dilay Saraakiil ka tirsan Kooxda Al-Shabaab iyo ilaaladooda.

    Xubnaha lagu dilay duqeynta ayaa la sheegay inay ahaayeen Saraakiil muhiim u ah Kooxda Al-Shabaab, wallow aan weli magacooda la helin.

    Diyaaradaha Ciidanka Mareykanka ayaa kordhiyay duqeymaha ay la beegsadaan Saldhigyada ay ku sugan yihiin Saraakiisha Kooxda Al-Shabaab, waxaana todobaadkii lasoo dhaafay la duqeeyay Saldhigyo Kooxda ay ku lee dahay degmooyinka Jilib, Jamaame, Buโ€™aale iyo deegaano kale, kuwaas oo lagu khaarijiyay Saraakiil iyo Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.