Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hoggaaminayaha Mucaaradka Argentine oo ku guuleystay Doorashada Madaxweynaha
    Somalia

    Hoggaaminayaha Mucaaradka Argentine oo ku guuleystay Doorashada Madaxweynaha

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hoggaamiyaha Mucaaradka dalka Argentine Alberto Fernández ayaa ku guulaystay doorashadii madaxtinimo ee dalkaasi ka dhacday.

    Mr Fernandez ayaana doorashadaasi ka helay codad gaaraya 45%.  

    Doorashadan ayaa kusoo beegantahay xilli dhaqaalo xumo aad u liidato ay ka jirto dalka Argentine.

    Dadka reer Argentine ayaa lasheegay in sadax meelood meel ay yihiin dad faqri ah.

    Hoggaamiyaha mucaaradka eek u guulaystay doorashada ayaa taageerayaashiisa u sheegay in uu lashaqeen doono madaxwaynaha xilka ka sii dagayo sida ay warisay wakaaladda wararka ee Reuters.

    Codadka guud ee latiriyay ayaa ah 90% iyadoona Mr Fernandez codadkaasi uu ka helay 47.79% halka musharaxa latartamayay oo ah madaxwaynaha dalkaasina uu helay 40.71%.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.