Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Diiwaan-gelinta Shaqaalaha Dowladda oo ka socota Garoowe+Sawirro
    Somalia

    Diiwaan-gelinta Shaqaalaha Dowladda oo ka socota Garoowe+Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ay ku leedahay Caasimada waxaa ka bilaamay diiwaan-galinta shaqaalaha rasmiga ah ee Wasaaradda kana hawal gala Gobolada puntland, waxana lagu bilaabay Diwaan galinta Shaqaalihii maray tirakoobkii 2017

    Cabdi Fataax Cali Jaamac Agaasimaha Maamulka Wasaaradda Maaliyadda oo la hadlay Diiwan-gelintan ayaa yiri “Waxaa la diwaan galinayaa shaqalaha Wasaaradda Maaliyadda ee maray tira koobkii 2017, 682 qof oo gobolada oo dhan ah waxa jira shaqale kale oo aan wali marin, waxaanu ku bilownay xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Caasimada kutaal shaqaalaha ka hawal gala waxan ku xijin doonaa insha alaah Gobolka Nugaal, gobolada kalena waan mari doonaa ayuu yiri Agaasimaha maamulka Wasaaradda Maaliyadda”

    Cabdi Fataax Cali Jaamac ayaa sidookale ka hadlay fursadaha diwaan galinta shaqaalaha iyo helida mushaharkooda.

    “Haa qof kasta oo shaqaalaha Wasaaradda ah waxaa loo sameeyay Acoon uu ku yeelanaayo Banggiga Dawladda mushahar kiisuna ugu dhici doono diwaan galintaani ma ahan shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda balse dhamaan shaqaalaha Dawladdu waa marayaan”

    Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ayaa horay u balan qaaday in ay horumar ka samayn doonaan Wasaaradda Maaliyadda Dawladda puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.