Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo digniin culus soo saartay+Akhriso
    Somalia

    Puntland oo digniin culus soo saartay+Akhriso

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyaynta Dowladda Puntland ayaa soo saartay digniin la xiriirta duufaano iyo roobab is wata oo oo la sheegay inay maalmaha soo socda kusoo wajahan yihiin deegaannada Puntland.

    Wasaaradda ayaa qoraalo ugu dirtay dadka taleefoonadooda gacanta sigaar ah dadka degan xeebaha iyo meelaha togaga ah, iyada oo ugu baaqday inay ka fogaadaana ama ka baxaan meelahaas si aysan waxyeelo ugu geysan Roobabka iyo duufaanta.

    “Wasaaradda Arrimaha gudaha waxaa ay ku wargilineysaa dadka degan Xeebaha Puntland, gaar ahaan gobolada Bari sida,Sanaag,Heylaan, Gardafuu iyo Karkaar in dabeylo xoogan oo roob wata ay inagu soo fool leeyihiin sida ay sheegeen qolayaha saadaasha hawada, hadaba taxaddar badan hala qaato” ayaa lagu yiri farriimaha dadka loo diray.

    Ugu dambeyntii, Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland ayaa sheegtay in Kooxaha Saadaashada hawada ay Arrintaan shaaciyeen oo ah  inay jiraan duufaano roobab dableyo wata kusoo wajahan yihiin gobolada Bari ee Puntland,isla markaana dadka looga baahan yahay inay digniintaas qaataan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.