Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo lagu soo dhaweeyay Qardho+Sawirro
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo lagu soo dhaweeyay Qardho+Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa gaaray Magaalada Qardho ee xarunta Gobalka Karkaar, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay.

    Maamulka Gobolka Karkaar iyo kan Degmada Qardho ayaa Madaxweyne Deni kusoo dhaweeyay Magaalada Qardho ee Xaruunta Gobolka Karkaar.

    Madaxweyne Deni ayaa u mahad-celiyay Isimada, Maamulka iyo Shacabka Qardho, sida ay ugu soo dhaweeyeen Magaalada, isagoona kula dar-daarmay inay is barbar taagaan Dowladda.

    “Qardho waa lagu yaqaanaa xamaasada, soo dhawaynta iyo is barbartaaga dawladnimada, hadaysan dawladu shacabkeeda garab ka helin way adkaanaysaa ula jeedooyinkii loo doortay inay gudato” ayuu yiri Madaxweyne Deni

    Ujeedada Safarka Madaxweyne Deni ayaa lagu sheegay inuu salka ku hayo ka qayb-galida Munaasibad loo qabanayo Cutubyo katirsan Ciidanka Daraawiish-ta Dowladda Puntland oo tababar ugu soo dhamaaday Xerada Xorgoble ee duleedka Magaalada Qardho.

    Sidoo kale, Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni ayaa la filayaa inuu kulamo la yeesho Isimada, Nabaddoonada, Waxgaradka, Maamulka iyo Qeybaha kala duwan ee Shacabka Magaalada Qardho.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.