Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mareykanka oo ka hadlay Fatahaadaha Webiga ee Beledweyne+Akhriso
    Somalia

    Mareykanka oo ka hadlay Fatahaadaha Webiga ee Beledweyne+Akhriso

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    War kasoo baxay safaarada Mareykanka ee Muqdisho  ayaa waxaa looga hadlay fahaatadaha Wabiga Shabeelle uu ka geystay Magaalada Baladweyne iyo daadadka kusoo rogmaday Magaalada Bardaale iyo khasaaraha ka dhashay.

    Qoraal kasoo baxay Safaarada Mareykanka ee Muqdisho ayaa lagu sheegay inay la socdaan fatahaada Wabiga ee ka jira Baladweyne iyo daadka kusoo rogmaday Bardaale, iyada oo loo tacsiyadeeyey dadkii ku dhintay fatahaada Wabiga ee Magaalada Baladweyne.

    “Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya  waxaa ay la socotaa xaaladda daadadka qaybo ka mid ah dalka oo ay ku jiraan Beledweyne iyo Bardale, waxaana u tacsiyadeyneynaa dadka ku dhintay fatahaadaha iyo daadka  ayaa lagu yiri” Warka kasoo baxay safaarada Mareykanka ee Muqdisho.

    Sidoo kale safaarada Mareykanka ee Muqdisho   ayaa sheegtay in Mareykanka uu diyaar u yahay Markaan inuu taageero u fidiyo dadka ku waxyeeloobay fatahaada,isla markaana uu kordhiyo  dadaalada samafalka ee Somalia.

    Wabiga Shabeelle ayaa waxaa fatahaad xoog leh uu ka sameeyey xaafado ka tirsan Magaalada Baladweyne iyo deegaano ka tirsan Shabeellaha Dhexe,waxaana fatahaadaha ka dhashay khasaaro dhimasho ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.