Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xeer ilaalinta Puntland oo dalbaday in Xasaanada laga qaado Xildhibaan Cawil Daad+VIDEO
    Somalia

    Xeer ilaalinta Puntland oo dalbaday in Xasaanada laga qaado Xildhibaan Cawil Daad+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 30, 2019Updated:October 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xafiiska Xeer-ilaalinta Guud ee Dowladda Puntalnd ayaa Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland u gudbiyey codsi ku aadan in Xasaanada laga qaado Xildhibaan Cawil Xasan Daad, si Xeer ilaalintu ugu soo oogto dacwad Xildhibaanka.

    Xeer ilaaliye ku-xigeenka Guud ee Dowladda Puntland Maxamed Xarees Faarax, oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa sheegay in Xildhibaan Cawil Xasan Daad uu jabiyay Qodobo kamid ah Dastuurka Dowladda Puntland iyo Xeer hoosaadka Golaha Wakiilada, isagoona Golaha Xukuumadda u soo jeediyay Hadalo qadaf ah oo su’aalo loo ekeysiiyay 26-bishan oo aheyd markii uu furmay Kalafadhiga 45-aad ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland.

    https://www.facebook.com/DabaraaniMediaInc/videos/561481114601944/

    Xildhibaan Cawil Xasan Daad oo kamid ah Golaha Wakiilada Puntland ayaa dhowaan su’aal ka careysiisay weydiiyay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, waxaana Madaxweynuhu uga jawaabay si kulul isagoona intaas kaddib ka baxay Hoolka Baarlamaanka.

    Xukuumadihii kala dambeeyay ee Puntland ayaa dhowr jeer Dacwado kusoo oogay Xildhibaano kamid ah Baarlamaanka Puntland, iyadoona Xukuumaddii Madaxweyne Gaas ay 1 Xildhibaan Dacwad kusoo oogtay, halka Xukuumaddii Madaxweyne Faroole ay Xeer ilaalintu 4 Xildhibaan Dacwado kusoo oogtay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.