Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sheekh Shaakir oo Guddi cusub magacaabay+Akhriso
    Somalia

    Sheekh Shaakir oo Guddi cusub magacaabay+Akhriso

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxa Xukuumada Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir  Cali Xasan ayaa magacaabay Gudiga u gurmashada dadka ay saameeyeen fatahaada Wabiga Shabeelle uu ka geestay Magaalada Baladweyne.

    Guddiga oo ka kooban Sagaal xubnood ayaa waxaa guddoomiye looga dhigey Yuusuf Xasan Ciyow,waxaana laga soo kala xulay maamulka Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

    Xubnaha Guddiga  ayaa waxaa ay  qaban doonaan inay ka qeyb qaatan gurmadka dadka ay saameeyeen fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

    Madaxa xukuumada ayaa shacabka Galmudug ugu baaqay in laga qeyb qaato u gurmashada Dadka ku dhibaateysan Gobalka Hiiraan gaar ahaan Magaalada baaldweyne.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.