Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo isugu yeeray Hay’adaha Samafalka+Sawirro
    Somalia

    Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo isugu yeeray Hay’adaha Samafalka+Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkaani oo uu Daahfurey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Waxaa uu ahaa mid looga hadlayey sidii Hay’addaha Samafalka Gargaar Deg deg ah ay u gaarsiin lahayeen Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay oo haatan ka jirta Fatahaadka Biyaha

    Shirka oo ay ka Qeybgaleen Guddiga Gurmadka Fatahaadyada Koonfur Galbeed iyo Hay’addaaha Samafalka ee ka Shaqeeya deeganada Koonfur Galbeed ayaa inta uu socday waxaa uu ahaa mid looga hadlayey sidii Shacabka kunool Degmada Berdaale ay u heli lahayeen Gargaar  Dhamaystiran.

    Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gargaarka iyo Mareynta Masiiboyinka DGKGS C/qaadir Shekh Ali Baraka ayaa ugu horeyn waxaa uu ka warbixiyey Xaalada Degmada Berdaale iyo Sameynta Fataahadaha biyaha ay ku yeesheen Shacabka Ku nool Degmada Berdaale.

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa Bogaadiyey Hay’addaha Samafalka inay Gargaar Deg deg ah ay garsiiyaan Dadka sameeeyeen fatahaadaha  ee ku nool Degmada Berdaale iyo Guud ahaan Gobolada Koonfur Galbeed,waxaana uu uga Mahad celiyey sida ay uga soo Qeybgaleen Shirka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.