Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Axmed Karaash oo dib ugu soo laabtay Garoowe, kana hadlay safarkiisii+VIDEO
    Somalia

    Axmed Karaash oo dib ugu soo laabtay Garoowe, kana hadlay safarkiisii+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, kaddib safar qaatay illaa muddo bil ah oo uu dalka ugu maqnaa.

    Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ayaa si diiran waxaa ugu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir, xubno kamid ah Labada Gole ee Dowladda, Maamulka Gobalka iyo Kan Degmada, Saraakiil iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Caasimadda.

    Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), oo la hadlay saxaafadda ayaa ka warbixiyay safarkiisa, isagoona xusay inuu Shir uga qeyb-galay Dalka Turkiga, sidoo kalena uu gaaray dalal kale oo kamid ah Yurub.

    https://www.facebook.com/Yusufabdishire1998/videos/409249246415629/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.