Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sheekh Shariif “Dalkan waxa uu u dumay Cadaala daro mana aqbaleyno”+VIDEO
    Somalia

    Sheekh Shariif “Dalkan waxa uu u dumay Cadaala daro mana aqbaleyno”+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynihii Hore ee DKMG aheyd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ku dhawaaqay in aysan aqbali karin xaalada uu dalku marayo.

    Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo loo doortay Hoggaamiyaha Madasha Xisbiyadda Qaran oo looga dhawaaqay Muqdisho, ayaa sheegay inay had iyo jeer maqlaan in wixii ka dhacaba la yiraahdo Madaxweynuhu lama socon, taasna ay tahay mid aysan iyagu yeeli karin.

    “Wixii dhaca waxaa lagu leeyahay Madaxweynuhu ma oga Dalkaan yaa Xukuma horta’ inagu waxaan la Xisaabtameyna Madaxweynaha Dadka kale ee hoos laga sheegaayo Shaqo kuma lihin” ayuu yiri Sheekh Shariif Sheekh Axmed

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.