Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mahad Salaad “Xarunta Golaha Shacabka BFS shaqo kama socoto”
    Somalia

    Mahad Salaad “Xarunta Golaha Shacabka BFS shaqo kama socoto”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 31, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in xarunta Golaha Shacabka aysan ka socon wax shaqo ah oo dani ugu jirto dadka Soomaaliyeed.

    Xildhibaanada Golaha Shacabka ayuu sheegay in aysan iska xil saarin shaqooyinkii loo doortay oo ay ka mid ahaayeen La xisaabtanka Xukuumadda, Matalaada Shacabka iyo Sharci dejinta.

    Gudoonka Golaha Shacabka ayuu ku eedeeyay in aysan ogoleyn in lala xisaabtamo Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha iyo Golaha Wasiiradda Soomaaliya.

    Qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed qaarkood ayaa horay u sheegay in baarlamaanka Soomaaliya uu gacanta u galay Xukuumada, islamarkaana uu meesha ka baxay la xisaabtankii Xukuumadda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.