Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka DANAB oo howlgal ku dilay Xubno katirsan Al-Shabaab, soona bandhigay miinooyin+Sawirro
    Somalia

    Ciidanka DANAB oo howlgal ku dilay Xubno katirsan Al-Shabaab, soona bandhigay miinooyin+Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 31, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada ka tirsan kuwa dowladda Somalia gaar ahaan Ururka Shanaad ee DANAB  ayaa waxaa ay howlgal Miino baaris ah ka sameeyeen degaannada Koban iyo Bangeen oo ka wada tirsan Gobolka Jubbada hoose.

    Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegeen in ay howl-galkaasi ku dileen Afar xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, halka tiro intaasi ka badanna lagu dhaawacay.

    Sidoo kale Saraakiisha ayaa waxaa ay sheegeen in howlgalkaas lagu soo saaray miinoo dhowr ah oo lagu Aasay deegaannada Koban iyo Bangeen,kuwaas oo la doonayay in dadka lagu dhibaateeyo sida ay hadalka u dhigeen.

    Wadada xiriirisa deegaannada Koban iyo Bangeen ayaan la marin mudooyinkii u dambeysay,kadib markii sida la sheegay ay dhowr mar qaraxyo ka dhaceen,waxaana saraakiisha Ciidamada Dowladda ay sheegeen in taasi ay tahay sababta keentay inay howlgalka Miino-baarista ah fuliyaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.