Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Dhahar.
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Dhahar.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 31, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta safar ku tegay Magaalada Dhahar ee xarunta Gobalka Heyland, halkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyey.

    Wafdiga oo safar dhinaca dhulka ah uga  ambabaxay dhinaca Degmada Qardho ayaa waxaa soo dhaweeyey maamulka Gobalka iyo Kan Dhahar, Waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaaladaas.

    Madaxweyne Deni ayaa dhagax-dhigi doona  mashaariic laga hirgelinayo Magaalada Dhahar,taas oo uu balan qaaday Sagaal bilood ka hor,xilligii uu musharaxa ahaa.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Deni ayaa la filayaa in inta uu ku sugan yahay Magalada Dhahar uu kulamo kala duwan la qaato Maamulka Gobalka, kan degmada iyo Odayaasha Dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada, isaga oo kala hadllo doono xaalada Gobalka, iyo Hormarinta dhinacyada Amniga iyo Adeegyada Bulshada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.