Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Diyaaradihii gargaarka u siday Beledweyne oo maanta Baaqday
    Somalia

    Diyaaradihii gargaarka u siday Beledweyne oo maanta Baaqday

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 31, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diyaaradii ugu horeysay oo sida gargaar balaaran oo lagu waday inay maanta ka degto Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa baaqatay, sida uu xaqiijiyay Xildhibaan Daahir Amiin Jiisow.

    Sababta ay diyaarada u baaqatay ayaa lagu sheegay in tahay, kadib markii la waayay meel ay ku degto diyaaradu, iyadoona la sheegayo in guddiga ay wadaan qorshaha ugu fudud ee gurmadka loo gaarsiin karo dadka ku dhibaateysan duleedka Beledweyne ee Gobalka Hiiraan.

    Webiga Shabelle ayaa fatahaad hor leh ka sameeyay guud ahaan xaafadaha Magaalada Beledweyne, iyadoona arintaasi  ay saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada.

    Dowaladda Soomaaliya ayaa dhawaan magacawday guddi loo xilsaaray u gurmashada dadka fatahaaduhu ay saameeyeen, waxaana ay Guddigu sheegeen inay wadaan howlo cunto qeybin ah kaga bilaabayaan Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.