Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cabdi Iley “Wax dambi ah ma gelin intan Maamulayay DDS”
    Somalia

    Cabdi Iley “Wax dambi ah ma gelin intan Maamulayay DDS”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 31, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaaliya Cabdi Maxamuud Cumar oo mar kale maxkamad la soo taagay ayaa sheegay in uusan danbiile aheyn sidaa daraadeed mudan in yahay in la sii daayo.Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka ayaa ku eedeysay in ay ka danbeeyay rabshado ay ku dhinteen in ka badan 58 qof o oka dhacay magaalada Jigjiga ee Ismaamulka dowlad deegaanka Soomaalida.

    ”Intii aan talada hayay waxaan u maamulayay dowlad deegaanka si wanaagsan, wax danbi ah ma galin danbiile ma’ahi” ayuu yiri Cabdi Maxamuud Cumar. 

    Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dalbaday in xorriyaddiisa dib loo siiyo maaddaama uusan jirin dambi cad oo uu ka galay Ismaamulka Soomaalida.

    Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dhowr jeer oo hore kasoo muuqday Maxkamada Federaalka Itoobiya ilaa iyo haddana ma jiro wax xukun ah oo ku dhacay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.