Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Pakistan: In ka badan 60 Ruux oo ku dhimatay shil Tareen
    Somalia

    Pakistan: In ka badan 60 Ruux oo ku dhimatay shil Tareen

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 31, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu yaraan 65 ruux ayaa dhimatay oo ahaa rakaabka tareen kasoo safray magaalada Karachi ee dalka Pakistan kaasi oo qabsaday dab..

    Wasiirka Gaadiidka ee dalka Pakistan Rashid Ahmed ayaa sheegay in dabka uu ka kacay gaas ay quraac ku karsanaayeen qaar kamid ah rakaabka.

    Sida lagasoo xigtay masuuliyiinta maxaliga ah dad badan ayaa dhintay iyagoo isku dayaya in ay ka boodaan tareenka dabka qabsaday.

    39 ruux oo kale ayaa lasheegay in shilka ay ku dhaawacmeen iyadoona waqtiba waqtiga xiga ay sii kordhi karto qasaaraha dhimashada.

    Ra’iisul Wasaaraha Pakistan Cimraan Khaan ayaa tacsi u diray ehelada dadka ku dhintay shilka tareen isagoona ku tilmaamay in ay tahay musiibo u baahan in si deg deg ah in wax looga qabto.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.