Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»QORMO: Reer Puntland ‘Gacmo geel-jire hoos baa loo dhaqaa’ W/Q: Xareed Xasan Cali
    Somalia

    QORMO: Reer Puntland ‘Gacmo geel-jire hoos baa loo dhaqaa’ W/Q: Xareed Xasan Cali

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 31, 2019No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaan rabaa innaan waxyar ka iftiimiyo dhacdaddii kalfadhiggii Parlamaanka Puntland oo furmay Bishaan Oktoobar dhexdeedda 2019.

    Haddaan wax hoose oo Nagga Qarsoon aysan jirin,Su’aashii Xildhibaan Cawil uu weydiiyey Madaxweyne Siciid C/Llaahi Denni Umma arko sabab loo buunbuuniyo oo looga dhiggo in Dalkii lagu soo duulay.

    Madaxweynaha meelkasta oo uu ka khudbeynayo wax waa lagu weydiinkaraa innagga waxaa innaggu Cusub baad moodaa Nidaamka Parlamenteriggaa.

    Qof walba oo la doorto wuxuu rabaa innuu isku Cabbirro Heesihii iyo Sacabkii Dowladdii Kacaankii Maxed Siyaad Barre.Taasina ma dhacayso wakhtigaan la joogo Waana taariikh laga soo gudbey,Hadey fiicnayd Taariikhdaasna Dalku sidaan umma Burbureen.

    Tallo soo jeedin kuwajahan Garsoorka iyo Madaxweyne Denni.Arrinkaan hadda ka hor buu nasoo maray Dowladdii Abdiqaasim Salaad Xasan (TNG)2002 Parlamaankii Muqdisho Fadhigiisu ahaa,

    Sidaa Cawil baa waxa la damcay Nin Xildhibaana oo doodihiisu kululaayeen in Parlamaanka laga saaro Guddiggii Anshaxu waa soo gudbiyeen Paarlamaankiina wuxuu u codeeyey innaan laga saarin.

    Tanninna siddii oo kale bay KU danbeyndoontaa malahayga waayo Parlamaanku waxay u arki doonaan haddii Xildhibaan Cawil ay Xasaanadda kala noqdaan iney noqon doonaan kuwa KU xigga Asagga.

    Waxaa kaloo immaan kara khilaafkaas in Parlamaanka Puntland iyo Shacabka reer Puntland uu kala qaybsamo taasina cidna Danni uguma jirto Madax iyo Shacaba. Waxaa kaloo ka dhallan kara dooda kale oo layswiidiin karo.

    Madaxweynuhu wuxuu magacaabay Guddiggii reer Puntland u gudbin lahaa Xisbiyadda badan, Xisbiyadda waxaa ka immaan doonnaa Dad maalin walba Tvyadda taagan oo dhaleecayn doona Madaxweyne Denni iyo Xukuumaddiisa ayagana Garsoorka iyo Xeer illaalintu maxay sameyn doonnaan?.

    Waxaan maqlayaa Dad wax magarad aan ku tilmaami karo oo soo qoraya Cawil wuxuu tegey Muqdisho oo goormay danbi noqotay in Muqdisho la tago xageese ku qoran tahay?

    Muqdishase ma Farmaajo iyo Fahad Yaasiin baa Puntland uga carareysaa?

    Waxaan soo xusuustay erayaddii Kacaanka, sida kanni waa Mahbar, kacaandiid, Kulmis IWM.

    Waxaan soo jeedin lahaa Arrinkas in si house loo xaliyo “Gacmo geel-jire hoos baa loo dhaqaa” oo laga daayo buunbuuninta aan macnaha KU dhisneyn.

    Xareed Xasan Cali.

    Wabillaahi Towfiiq.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.