Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ilhan Cumar oo ku dhawaaqday inay ka qeybqaadanayso gurmadka fatahaadaha
    Somalia

    Ilhan Cumar oo ku dhawaaqday inay ka qeybqaadanayso gurmadka fatahaadaha

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 31, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ilhaan Cumar oo ka mid ah Golaha Wakiillada dalka Mareykanka mucaaradna ku ah Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegtay in ay kaalinteeda ka qaadaneyso gurmadka fatahaadaha Soomaaliya.

    Qoraal ay ku soo daabacday bogga Twitterkeeda ayey ku qortay in ay aad uga xuntahay waxa ka socda Soomaaliya.

    Waxaa ay sheegtay in isbedelka Cimillada iyo Fatahaadaha ay ugu weynyihiin waxa sababaya dhibaatada ka socota Soomaaliya.

    Ilhaan Cumar ayaa sidoo kale ku baaqday in qof kasta kaalintiisa ka qaato arrintan si loogu gurmado dadka ay saameeyeen Fatahaadaha.

    Waxaa ay sheegtay in ay heshay warbixin ku saabsan 180,000 oo qof oo ku barakacay fataahadaha ku dhuftay gobolka Hiiraan.

    Fatahaadaha ka jira magaalada Beledweyne ayaa waxa ay ku barakacay kumanaan qoys iyadoo aysan jirin gargaar muuqda oo ay qoysaskaasi heleen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.