Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhismaha gunta Badda ee Dekedda Garacad oo maalmaha soo socda bilaabanaya+Sawirro
    Somalia

    Dhismaha gunta Badda ee Dekedda Garacad oo maalmaha soo socda bilaabanaya+Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 1, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qalabkii lagu dhisi lahaa wajiga labaad ee Dekedda Degaanka Garacad ee Gobalka Mudug, ayaa gaaray degaankaas, iyadoona la filayo in maalmaha soo socda la filayo in shaqadu si rasmi ah u bilaabato.

    Qalabkan ayaa ah dhameystirka qalabka loogu talagalay dhismaha qeybta Badda, waxaana dhowaan ay soo gaareen Dekedda Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Dowladda Puntland, iyadoona saacadihii lasoo dhaafay gaaray Garacad.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa dhowaan dhagax-dhigay Wajiga Labaad ee Dekedda Garacad, isagoona ku dhawaaqay in muddo labo sanno ah lagu soo gaba-gabeynayo Dekedda oo ah mid aad u balaaran.

    Dekedda Degaanka Garacad ayaa ah mid si isku tashi ah ay u dhisanayaan Shacabka iyo Ganacsatada Puntland, iyadoona la filayo inay dhowaan kusoo biiraan Maal-gashato Caalami ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.