Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»NRC: 273,000 oo qof ayaa ku Barakacay Fatahaadaha Wabiyada Soomaaliya
    Somalia

    NRC: 273,000 oo qof ayaa ku Barakacay Fatahaadaha Wabiyada Soomaaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 2, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hey’adda qaxootiga ee NRC, ayaa sheegtay in fatahaada ka dhacay guud ahaan dalka Soomaaliya ay ku barakaceen 273,000 oo ruux.

    Dadka ugu badan ayaa ka barakacay Magaalada Beledweyne oo ah halka ay ka dhaceen fatahaada ugu daran oo uu sameeyay wabiga Shabeelle.

    Daadadka ayaa bur buriyay qaybo badan oo ka mid ah magaalada Beledweyne, iyadoona ilaa iyo haatan ay jiraan xaafado badan oo dad k go’doonsanyihiin.

    Hey’adda ayaa sheegtay in dadka barakacay ay yihiin dad aad unugul oo u baahan caawinaad deg deg ah.

    Ugu dambeyntii, Hay’adda NRC ayaa walaac ka muujisay ku dhawaad 30,000 oo ruux oo ay sheegeen in ka barakaceen Magaalada Bardaale ee Gobalka Baay oo ay daadad xoog leh ku rogmadeen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.