Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Islamabad: Dibad-baxyada ka dhanka Ra’iisulwasaaraha Pakistan oo xoogeystay
    Somalia

    Islamabad: Dibad-baxyada ka dhanka Ra’iisulwasaaraha Pakistan oo xoogeystay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 2, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hogaamiyaasha mucaaradka dalka Pakistan ayaa soo cusbooneesiiyay dalabkooda ah in uu is casilo Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi ee Cimraan Khaan.

    Dibad bax ay kasoo qayb galeen kumanaan ruux loogana soo hor jeedo dowladda Pakistan ayaa ka dhacay caasimada dalkaasi ee Islamabad.

    Hor joogayaasha dibad baxayada ayaa Ra’iisul Wasaare Cimraan Khaan ayaa usoo jeedinaya eedeemo dhawr oo ah oo ay kamid tahay in dowladiisa ay ku fashilantay bixinta adeegyada asaasiga ah.

    Dowladda Ra’iisul Wasaare Khan ayaa wada olole lagula dagaalamanayo musuq maasuq iyadoona baaritaano ku haysa madaxdii dalka soo martay.

    Dibad baxan oo u muuqda mid cadaadis lagu saarayo xukuumada Ra’iisul Wasaare Cimraan Khaan ayaa mucaaradku sheegeen in ay sii socondoonaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.