Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mali: 53 Askari oo lagu dilay Weerar
    Somalia

    Mali: 53 Askari oo lagu dilay Weerar

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 2, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Inta la xaqiiyay 53 askari oo u dhashay dalka Mali ayaa lagu dilay weerar ay koox hubeysan ku qaadeen saldhig ciidan oo dalkaas ku yaala.

    Sida wararku sheegayaan weerarkaan oo ah kii ugu khasaaraha badnaa ayay dawladdu sheegtay inay ciidamo xoojin ah u dirtay degaanka weerarku ka dhacay oo ka tirsan gobolka la yiraahdo Menaka.

    Afhayeen u hadlay dawladda Mali oo la yiraahdo Yaxye Sangaara ayaa sheegay in dhaawacyada askar badan laga soo qaaday xerada lana geeyay isbitaal ay dawladdu leedahay waxaana uu ku tilmaamay weerar argagixiso.

    Willi cidi ma sheegan mas’uuliyadda weerarkaas hase yeeshee dalka Mali dhawr weerar oo kan la mid ah ayaa ka dhacay dhawrkii sano ee lasoo dhaafay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.